(Akhriso) Dowlada Somalia oo ka jawaabtay Warbixintii guddiga QM ee xayiraada hubka

La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya Cabdisiciid Muuse Cali ayaa sheegay inay nasiib darro tahay in ciidanka Soomaalidu ku dhintaan qaraxyo gacan ku samays ah iyadoo loo heli karo gawaarida gaashaaman ee iska difaaci kara. “Ciidamada waxay la dagaalamayaa caddow, shacabka iyo dowladda halis ku ah”, ayuu yiri Cabdisiciid. “Waxay ahayd in cunna qabateynta la … Continue reading (Akhriso) Dowlada Somalia oo ka jawaabtay Warbixintii guddiga QM ee xayiraada hubka